Itoobiya iyo Soomaaliya oo Xoojinaya Iskaashiga Amniga Xuduudaha

IItoobiya iyo Soomaaliya oo Xoojinaya Iskaashiga Amniga Xuduudaha Saraakiil ka kala socotay DDS, Soomaaliya iyo hay’adaha amniga oo ka wada hadlay iskaashi cusub Balanbale, Galguduud – Kulan muhiim ah oo looga hadlay xoojinta iskaashiga amniga, dariswanaagga iyo ka hortagga dambiyada…



