
Guddiga Maamulka Bangiga Shabeelle Oo Qabtay Kulankii Rubuca Afraad ee Sannadka
11 Hamle 2018 T.I. Maanta oo ay taariikhdu tahay 11-ka bisha Hamle, 2018 T.I., ayaa Guddiga Maamulka (Board of Directors) ee Bangiga Shabeelle yeeshay kulankoodii rubuca afraad ee sannadka. Kulanka ayaa lagu falanqeeyey warbixinta waxqabadka bangiga ee rubuca, iyadoo si…









